Barnaamijka Dhalinyarada Dhaqamada Kala Duwan
Spectrum
Wax ka baro agabka, adeegyada, iyo fursadaha hogaaminta ee bulshada si ay kaaga caawiyaan sii wadida waxbarashadaada riyada iyo wadada nolosha. Barnaamijkani waxa uu ka shaqeeyaa miiska caawinta ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Burlington iyo Essex, iyo Xarunta Waxtarmada ee Burlington oo ay heli karaan dhalinyarada ka soo jeeda asal kala duwan. Iyada oo loo marayo barnaamijka dhalinyarada dhaqamada kala duwan ee Spectrum, waxaad ka qayb qaadan kartaa:
- Shirarka dhalinyarada
- Dugsiga kadib iyo kooxaha xagaaga
- Naadiga baaskiilka, kubbadda cagta gudaha, iyo hawlo kale
- Kooxda gabdhaha
- Taageerada tacliinta
- Taageerada yoolalka shakhsi ahaaneed iyo fayoqabka